Dowlada Somalia oo qareen u qabatay burcad baddeed lagu Maxkamadeynayo India

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa goob joog ka ah dhageesiga horgeynta Maxkamadeed ee muwaadiniin Soomaaliyeed oo gaaraya 35 muwaadin kuna sugan saldhiga Yellow gate ee Magaalada Mumbai ee dalka Hindiya. Maxkamada (Kala Ghoda) ayaa maanta waxaa ka furmaya kiiska Muwaadiniintaan iyadoo Safaaraddu u qabatay  Qareen Mr Vishwajeet Singh in uu Maxkamadda horteeda … Continue reading Dowlada Somalia oo qareen u qabatay burcad baddeed lagu Maxkamadeynayo India